web hosting
short URLs
photo sharing
SEE
TABLE OF CONTENTS
CUTUBYADII BUUGGA
7.
PRONOUNS -
MAGAC-U-YAALE
The following are the forms of the personal pronouns which are used after prepositions, and after most verbs:
me
(mii) aniga
you
(yuu) adiga, idinka
him
(him) isaga
her
(her) iyada
us
(as) anaga
them
(THem) iyaga
For example:
We believe
him
.
Anagu waa rumeynay
isaga
.
We spoke to
them
.
Anagu waa la hadal
nay
.
Most English prepositions are short words. Here are some examples:
from
(fram) ka
in
(in) dhexeda, gudaha
of
(av) ee
on
(on) kor, xagga sare
to
(tuu) ku
The pronoun
one
(wan) can be used to refer to any person. For example:
If
one
practises every day,
one
can learn English in a short time.
Haddii u
qof
maalin waliba uu ku celceshanaayo, wuxuu ku baran karaa Ingiriska wakhti gaaban.
The pronoun
it
is often used when referring to the weather, or to the time.
For example:
It
is raining.
Waxaa da ayaa roob.
It
is ten o'clock.
Waa tonban saac.
The following adjectives and pronouns are used to show possession:
Possessive Adjectives
my
(maay) kayga
your
(yoor) kaaga, wixeena
his
(hiz) kiisa, wixiisa
her
(her) keeda, waseeda
our
(awr) waxeena
their
(THeyr) waxooda
Possessive Pronouns
mine (maayn) waxeyga
yours
(yoorz) wixina, waxina
his
(hiz) wixiisa
hers
(herz) waxeeda
ours
(awrz) waxanaga
theirs
(THeyrz) waxooda
A possessive adjective must usually be followed by a noun; whereas a possessive pronoun can be used alone. For example:
This is
my
bicycle.
Kani waa bashkiil-
keyga
.
This bicycle is
mine
.
Bashkiil-kani, waa
keygii
.
The following personal pronouns can be used for emphasis:
myself
(maay
self
) naftayda, laftayda, qudhayda
yourself
(yoor
self
) naftada, laftada, qudhada
himself
(him
self
) naftiisa, qudhiisa, iskii
herself
(her
self
) nafteeda, qudheeda, iskeeda
ourselves
(awr
selvz
) nafteena, qudheena
yourselves
(yoor
selvz
) naftiina, qudhiina
themselves
(THem
selvz
) naftooda, qudhooda
For example:
He
himself
said it was true.
Isaga
naftiisa
ayaa yiri waxay eheed run.
These pronouns can also be used to refer to something which acts on itself. For example:
I washed
myself
.
Anigu waan mayrtay.
The following pronouns can be used to refer to things which act on one another:
each other
(iich
a
THer) mid waliba, midka kale
one another
(wan aa
na
THer) mid waliba, midka kale
For example:
We know
each other
.
Anaga waanu is-naqaanaa midkeen,
midka kale
.
The following words can be used as either adjectives or pronouns:
Singular Forms
this
(THis) kan, kanu, tan, tanu
that
(THaat) kaas, kaasu, taas, taasu
Plural Forms
these
(THiiz) kuwan, kuwanu, kuwani
those
(THooz) kuwaas, kuwaasu, kuwaasi
This
and
these
refer to things close to the speaker. For example:
This
is my bicylce.
Kani
waa bashkiilkeyga.
These
are my books.
Kuwaas
waa buugaagteyda.
That
and
those
refer to things at a distance from the speaker. For example:
That
is his sister.
Taasi
waa walaashii.
Those
are his shoes.
Kuwaasu
waa kabahiisi.
The following words can be used when asking questions:
How?
(haw) Sida?
What?
(wat) Waa maxay?
When?
(wen) Goor maa
Where?
(weyr) Meel-maa?
Which?
(wich) Kee?
Who?
(huu) Kumma?
Why?
(waay) Waa-yoo?
For example:
How
are you?
Sidee
tahay?
What
is happening?
Waa maxaad
heysaa?
When
will you come?
Goormaad
imaan doontaa?
The pronoun
who
is used to refer to human beings.
For example:
He is the man
who
helped us.
Isagu waa ninkii na caawiye.
The pronoun
which
is usually used to refer to things which are not human beings. For example:
The door
which
is open is the door of their house.
Albaabka furan waa albaabka gurigooda.
The word
that
is sometimes used instead of
who
or
which
. For example:
He is the man
that
helped us.
The door
that
is open is the door of their house.
Conjunctions
Here are some examples of conjunctions:
and
(aand) iyo
both
(booth)
... and
(aand) labaduba ... iyo
but
(bat) lakiin
or
(oor) ama, amase
although
(ol
THoo
) inkastoo
because
(bii
kaz
) maxaa yeelay, maxaa wacay
if
(if) haddii
For example:
Although
it was raining, I walked home.
Inkastoo
uu roob da 'ayey waan u lugeeyi gurigi.
Both
I
and
my brother will come.
Labadeena
aniga
iyo
walalkey waa iman doona.
BACK TO
TABLE OF CONTENTS
7.
MAGAC-U-YAALE -
PRONOUNS
Magac-u-yaalada soo socodo waxaa la isticmaalaa meeleeyasha ka dib iyo inta badan falalka ka dib:
me
(mii) aniga
you
(yuu) adiga, idinka
him
(him) isaga
her
(her) iyada
us
(as) anaga
them
(THem) iyaga
Tusaale:
We believe
him
.
Anagu waa rumeynay
isaga
.
We spoke to
them
.
Anagu waa la hadal
nay
.
Meeleeyasha inta badani waa eraygo gaagaaban. Halkan waxaad ku aragtaan tusaalooyin meeleeyasha Ingirisiga:
from
(fram) ka
in
(in) dhexeda, gudaha
of
(av) ee
on
(on) kor, xagga sare
to
(tuu) ku
Magac-u-yaalka
one
(wan) mararka qaarkooda waa loo isticmaalaa, micna ahaan qof kasta.
Tusaale:
If
one
practises every day,
one
can learn English in a short time.
Haddii u
qof
maalin waliba uu ku celceshanaayo, wuxuu ku baran karaa Ingiriska wakhti gaaban.
Magac-u-yaalka
it
mararka qaarkooda waa loo isticmaalaa wakhtiga ama jawiga ama cimidadda.
Tusaale:
It
is raining.
Waxaa da ayaa roob.
It
is ten o'clock.
Waa tonban saac.
Magac-u-yaalada soo socodo waxaa loo isticmaalaa tusid lahaansho:
Magac Hortiisa Isticmaal
my
(maay) kayga
your
(yoor) kaaga, wixeena
his
(hiz) kiisa, wixiisa
her
(her) keeda, waseeda
our
(awr) waxeena
their
(THeyr) waxooda
Isticmaal Isaga Naf-ahaantiisa
mine
(maayn) waxeyga
yours
(yoorz) wixina, waxina
his
(hiz) wixiisa
hers
(herz) waxeeda
ours
(awrz) waxanaga
theirs
(THeyrz) waxooda
Tusaale:
This is
my
bicycle.
Kani waa bashkiil-
keyga
.
This bicycle is
mine
.
Bashkiil-kani, waa
keygii
.
Magac-u-yaalada soo socodo waa loo isticmaalaa arino gaar ah ee khasad leh:
myself
(maay
self
) naftayda, laftayda, qudhayda
yourself
(yoor
self
) naftada, laftada, qudhada
himself
(him
self
) naftiisa, qudhiisa, iskii
herself
(her
self
) nafteeda, qudheeda, iskeeda
ourselves
(awr
selvz
) nafteena, qudheena
yourselves
(yoor
selvz
) naftiina, qudhiina
themselves
(THem
selvz
) naftooda, qudhooda
Tusaale:
He
himself
said it was true.
Isaga
naftiisa
ayaa yiri waxay eheed run.
Magac-u-yaalayaasha waxaa ka loo isticmaali karaa shaqsiga uu naf-ahaantiisa u ficilka sameeynaayo. Tusaale:
I washed
myself.
Anigu waan mayrtay.
Magac-u-yaalada soo socodo waxaa la isticmaalaa marka laba shay ama dad kulmaan mid-ba midka kale:
each other
(iich
a
THer) mid waliba, midka kale
one another
(wan aa
na
THer) mid waliba, midka kale
Tusaale:
We know
each other
.
Anaga waanu is-naqaanaa midkeen,
midka kale
.
Magac-u-yaalada soo socodo waxaa loo isticmaali karaa iyaga naf-ahaantooda ama magaca ka hore.
Magac-u-Yaalada Kaliga ah
:
this
(THis) kan, kanu, tan, tanu
that
(THaat) kaas, kaasu, taas, taasu
Magac-u-Yaalada Wadar ah
:
these
(THiiz) kuwan, kuwanu, kuwani
those
(THooz) kuwaas, kuwaasu, kuwaasi
This
iyo
these
waxey tilmaamayaasha shayga qofka hadlayo u dhow. Tusaale:
This
is my bicylce.
Kani
waa bashkiilkeyga.
These
are my books.
Kuwaas
waa buugaagteyda.
That
iyo
those
waxey tilmaamayaasha shayga qofka hadlayo ka fog. Tusaale:
That
is his sister.
Taasi
waa walaashii.
Those
are his shoes.
Kuwaasu
waa kabahiisi.
Erayada soo socodo waxaa loo isticmaalaa su 'aalaha:
How?
(haw) Sida?
What?
(wat) Waa maxay?
When?
(wen) Goor maa
Where?
(weyr) Meel-maa?
Which?
(wich) Kee?
Who?
(huu) Kumma?
Why?
(waay) Waa-yoo?
Tusaale:
How
are you?
Sidee
tahay?
What
is happening?
Waa maxaad
heysaa?
When
will you come?
Goormaad
imaan doontaa?
Magac-u-yaalka
who
wuxuu tilmaamayaa dadka.
Tusaale:
He is the man
who
helped us.
Isagu waa ninkii na caawiye.
Magac-u-yaalka
which
inta badani waxaa loo isticmaalaa wax aan bani-aadan aay aheynin. Tusaale:
The door
which
is open is the door of their house.
Albaabka furan waa albaabka gurigooda.
Erayga
that
mararka qaarkooda waxaa loo isticmaalaa sida
who
ama
which
. Tusaale:
He is the man
that
helped us.
The door
that
is open is the door of their house.
Halkan waxaad ku aragtaan tusaalooyin xidhiidhiyasha:
and
(aand) iyo
both
(booth)
... and
(aand) labaduba ... iyo
but
(bat) lakiin
or
(oor) ama, amase
although
(ol
THoo
) inkastoo
because
(bii
kaz
) maxaa yeelay, maxaa wacay
if
(if) haddii
Tusaale:
Although
it was raining, I walked home.
Inkastoo
uu roob da 'ayey waan u lugeeyi gurigi.
Both
I
and
my brother will come.
Labadeena
aniga
iyo
walalkey waa iman doona.
CUTUBYADII BUUGGA
web hosting
•
domain names
•
video sharing
free online games
•
photo sharing
free blog
•
short URLs
'); document.write('
'); // document.write('
'); document.write(''); document.write(''); if (document.cookie.indexOf('fcseenpop') == -1) { pop_domain = document.domain.substring(document.domain.indexOf('.')); expiry_date = new Date(new Date().getTime() + 86400000).toGMTString(); // 24 hours document.write(''); document.cookie = 'fcseenpop=1; path=/; domain=' + pop_domain + '; expires=' + expiry_date; } } } // -->